Kheyre oo Qado loogu sameeyay Geed hoostiisa Codsina u diray Reer Dhuuso Mareeb (Sawirro)

Bulshada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa duleedka magaalada qado sharaf mahad celin ah ugu sameeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo deegaannada Galmudug u jooga dhismaha Galmudug loo dhanyahay. Qada Sharafta oo ay soo agaasimeen bulshada qaybaheeda kala duwan iyo xildhibaanadda deegaanka laga soo doorto ayaa dhammaan … Continue reading Kheyre oo Qado loogu sameeyay Geed hoostiisa Codsina u diray Reer Dhuuso Mareeb (Sawirro)